Sookoobidda buugga cagaaran !
SOOKOOBIDDA BUUGGA CAGAARAN (The Green Book) Buuggan waxa qoray hogaamiyihii hore ee dalka Liibiya Mucammar Al-qaddafi taarikhdu marka ay ahayd 1975-kii. Qaddafi waxa uu qoray dhiganayaal kale oo uu kaga hadlayo kuna cabirayo falsafadiisa siyaasadeed iyo tan gayiga waddamada carabta. Lakiin buuggan Cagaaran ayaa ah ka ugu caansan madaamo uu ku jiray kaalinta dastuurka dalka […]