Sookoobidda buugga dab iyo dhagax

Buuggan waxa uu ka dhashay maqaalo la ururiyey oo soo bixijiray inta badan jimcayaasha. Waxaana si farshaxanimo leh innoogu qoray aqoonyahan, qoraa Muxammad Yuusuf, oo ah qoraa soomaaliyeed oo qoray dhiganayaal dhowr ah, sida Nuun, Dameeri dhaanraacday (Tarjumid), Dab iyo dhagax , iyo  Ergey.  Buuggan waxa uu qoraagu ku soo bandhigayaa dhibaatada ay gaalaysiintu ummadda […]

Sookoobidda buugga dib u noolaynta rajada

SOOKOOBIDA BUUGGA DIB U NOOLAYNTA RAJADA Buugga Dib u noolaynta rajada waxa la qoray sannadkii 2013-kii, Buuggan waa buug ku qoran af-ingiriisi sidaas daradadeed magaca buuggu asal ahaan waa Keeping hope alive, se waxa aan u adeegsaday magaca Dib uu noolaynta rajada madaamo aan qormadan ku qorayo af-soomaali.   Buuggani waxa uu ka mid yahay […]

Sookoobidda Buugga Ummadaha jirraban

Buuggan ummadaha jirraban waxa uu maktabadaha iyo Afka Soomaaliga ku soo biiray sanadii 2021, waxaa buuggan afnaqay Aadam Baciid. Asalka buuggana waxaa qoray oo leh  Dr. Kariim Darwiish.  Sikooban haddaan u eegno an iswaydiino waa kuma  Dr. Kariim Darwiish?  Dr kariim waa cimi-baadhe ku xeeldheer cilmiga Computer-ka , iyo cilmiga Aadanaha. Waa aqoonyahan haysta ama […]

Sookoobidda buugga cagaaran !

SOOKOOBIDDA BUUGGA CAGAARAN  (The Green Book)  Buuggan waxa qoray hogaamiyihii hore ee dalka Liibiya Mucammar Al-qaddafi taarikhdu marka ay ahayd 1975-kii. Qaddafi waxa uu qoray dhiganayaal kale oo uu kaga hadlayo kuna cabirayo falsafadiisa siyaasadeed iyo tan gayiga waddamada carabta. Lakiin buuggan Cagaaran ayaa ah ka ugu caansan madaamo uu ku jiray kaalinta dastuurka dalka […]