Madasha dhigaal wadaag waa madal kulminaysa aqoonyahanka soomaaliye si loo dhiirigeliyo fidinta aqoonta noocyadeed kala duwan siiba waxa ay xooga saaraysaa horumarinta akhriska ,wacyigelinta ku bararuga qiimaha akhrisku leeyahay.
Madasha Dhigaal-wadaag
waa madal u taagan
Kobcinta akhriska
Dardar-galinta qoraalka